Jasiirad caan ah oo haweenka aan loo ogoleyn iney caruur ku dhalaan (Daawo Sawirro)

Jasiirad geeri go’an ah oo ku taala dalka Brazil, horayna looga mamnuucay in haweenka ay halkaasi ku ummulaan ayaa u dabaaldageysa ilmihii ugu horeeyay ee jasiiradaasi ku dhashay muddo 12 sano ah. Jasiiradda Fernando de Noronha ayaa 370 kilmitir u jirta magaalada Natal ee dalka Brazil, waxaana jasiiradan ku nool saddex kun oo qoys, kuwaasoo … Continue reading Jasiirad caan ah oo haweenka aan loo ogoleyn iney caruur ku dhalaan (Daawo Sawirro)